Xisbiga Waddani Iyo Guddida doorashooyinka Somaliland Oo Dib U Bilaaba Wada Shaqayntii

0
251

Xisbiga Waddani iyo Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa ku heshiiyay in dib loo bilaabo wadashaqayntoodii uu xisbigu hore u joojiyay.

Waxa kale oo la sheegay in Buuggii xisbiga Waddani uu soo bandhiggay uu ahaa mid laga xaday goob codbixineed oo ku taalla degmada Berbera.

Waxana sii socon doonta tirinta codadka.

Sidaa waxa warbaahinta u sheegay Musharaxa Waddani iyo guddoomiyaha Guddida Doorashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here