War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Hay’adaha Maaliyadda Somaliland oo Madaxweyne Ku-xigeenku soo xidhay

0
148

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta soo gebogabeeyey Shirweynihii Hay’adaha maaliyadda, Baananka, Xawaaladaha iyo Shirkada caymiska oo muddo laba maalmood ah ka socday Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Halkan Ka Daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here