Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Shirwaynaha Hay’adaha Maaliyadda iyo Baananka Somaliland

0
93

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Hargeysa ka furay Shirka wadatashiga iyo dib u eegista Hay’adaha maaliyadda, Baananka iyo hay’ada maaliyeed ee dalka sidoo kalena Madaxweynaha Somaliland Wuxuu Furay Carwada Baananka iyo Shirkadaha Caymiska Oo Socon Muddo 2 Cisho Ah.

Halkan Ka Daawo:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here