Daawo Madaxweynaha Somaliland & madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida oo ku kulmay magaalada Wajaale Iyo Waxyaabaha Lagu Heshiiyay

0
64

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar ayaa maanta ku kulmay magaalo xuduudeedka Tog-wajaale, gaar ahaan dhinaca Somaliland.

Shirkan labada madaxweyne ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagaga hadlayey is dhexgalka bulshada, xoojinta amaanka, ganacsiga, maalgashiga iyo sidii deegaanada ku teedsan xaduuda labada dal looga hir gelin lahaa mashaariic horu marineed oo bulshada waxtar u leh. labadda madaxweynaba waxa la socday ganacsato shirka kala qaybgashay, waxaanay taasi daliil u tahay in xooga la saarayey arrimaha ganacsiga, maadaama oo Soomaalida Itoobiya iyo Oromadduba ku xidhan yihiin magaalo ganacsiyeedka Wajaale.

DAAWO :

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here