Halkee Buu Marayaa Qalabkii Cashuuraha Shirkadaha Isgaadhsiinta Ee W. Isgaadhsiintu Wadey Daawo:

0
15

Wasiirka Wasaaada Isgaadhsiinta Somaliland Md Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa waxaa uu ka Hadley halka ay mareyso qalab ay rakibeyso wasaaradiisu oo lagula soconaayo cashuuraha ku waajibey shirkadaha isgaadhsiinta taas oo ay dhawan xisbiyada mucaaridku sida fiinta uga qeyliyeen

Wasiirka ayaa sheegay in arinta rakibada qalabkani ay wasaaradiisa meel fiican u mareyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here