Degdeg: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Ka Murmay Inuu Caayay Taliye Caare ?

0
153

14.08.2018 (Raadnews) Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland oo kusugan magaalada Burco isla markaana ay saxafadu weydiisay Su,aal nuxurkeedu ahaa in aflagaado uu shalay u jeediyey Taliye Caare ay isaga sumacad xumo u tahay , ciidanka qaranka oo uu sarkaal kani ka mid ahaana ay niyad jab ku noqoneyso.

Wasiir Yuusuf Raage oo Su,aashaas ka jawaabaya ayaa waxaa uu sheegay in aaney Jirin meel uu Taliye Caare ku caayey cidii soo hesheena ay iyadu sheegi doonto

Daawo Muuqaalkan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here