Shaxda rasmiga kulanka ay maanta kooxda Real Madrid soo dhaweynayso Malaga oo la shaaciyey

0
205

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo galayaan kulanka maanta ee horyaalka La Ligaha Spain kooxaha Real Madrid iyo Malaga.

Kulankan oo ay Los Blancos soo dhaweynayso Malaga ayaa waxaa ku soo wada bilowday Ronaldo iyo Benzima, halka Bale uu seegay kulanka.

Sidaas oo kale waxaa keydka Real Madrid ku soo bilowday goolhaye Keylor Navas iyo Modric.

Halkaan hoose ka eeg Shaxda labada kooxood:-

Safka hore ee Real Madrid: Kiko Casilla; Carvajal, Vallejo, Varane Marcelo; Casemiro, Toni Kroos, Isco; Lucas Vazquez, Benzema, Ronaldo.

Keydka Real Madrid: Keylor Navas, Modric, Thero, Llorente, Mayoral, Kovacic, Ceballos.

Safka hore ee Malaga: Roberto; Rosales, Luis Hernández, Diego González, Juankar; Recio (C), Adrián, Keko Gontán, Chory; D. Rolan and Peñaranda.

Keydka Malaga: Andrés Prieto, Rolón, Borja, Juanpi, Ontiveros, Baysse, Mula.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here