Maqaalkaan waa mid madadaalo ah, waxaana ku eegi doonaa qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu caansan kubadda cagta iyo sida muuqaal ahaan ay kusoo bixi lahaayeen haddii ay naag ahaan lahaayeen.

Shabakadda Oh My Goal ayaa soo bandhigtay muuqaalkaan oo gacan ku sameys ah, kaasoo caan ka noqday baraha bulshada.

Wejiyada xiddigo caanka ah kubadda cagta sida Lionel Messi, Neymar, Cristiano Ronaldo iyo Gareth Bale ayaa dhammaantood loo adeegsaday Photoshop iyadoo muuqaal dumar loo ekeysiiyey.

Halkaan ayaadna ka daawan kartaa sawirradaas – laakiin marka aad daawato inoo sheeg cidda gabar ahaan ku qurxoon! Haddii uu muuqaalka uu kici waayo link-ga toos ugu dhufo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here