Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Kulankii Ugu Horeeyay La Yeeshay Madaxweynaha Xilka Ka Dagaya Ee Somaliland Axmed Siilaanyo

0
319

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uumaanta xarunta qasriga madaxtooyada ku booqday isla markaana uu kulan kula yeeshay madaxweynaha xilka ka dagaya ee Somaliland Axmed Siilanyo

Kulankan labada madaxweyne dhex maray ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka madaxtooyada iyo hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye

 Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha cusub ee Somaliland ayaa dhawaan xilka si rasmi ah ugala wareegi doona madaxweyne Siilanyo oo xilka Somaliland haye 7 sanno ee ugu danbeeyey

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting, table and indoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 7 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 7 people, people sitting, table and indoor

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here